Wararka

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo sheegay in sida ugu dhaqsiyaha badan lagu soo afjarayo dagaalka ka dhanka ah khawaarijta

Madaxweyne ku xigeenka dowlad-goboleedka Galmudug mudane, Cali Daahir Ciid ayaa xalay ka qayb galay Kulan dadweyne oo shacabka magaalada Dhuusamareeb ay ku weydiiyeen su’aalo...

Wasiirka Wasaaradda Gadiidka oo Shahaado Sharaf Guddoonsiisay Agaasimaha Hay’ada (ICAO)

Wasiirka Wasaaradda Gadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Faderaalka Soomaaliya, Fardowso Cusmaan Cigaal ayaa shahaado sharaf guddoonsiisay Agaasimaha Hay’ada (ICAO) , Jorge Vargas. Wasiirka ayaa ku...

Shaqooyin Garsoore iyo Kaaliye ka banaan Garsoorka

Muqdisho (SONNA): Maxkamadda sare ee dalka ayaa soo bandhigtay fursado shaqo oo garsoorenimo oo ka banaan maxkamadaha gobolka Banaadir HALKAN KA AQRISO FAAHFAAHINTA :  SHURUUDAHA SHAQADA...

Koox hubeysan oo dad ku laayay bariga Burkina Faso

laamaha ammaanka dalka Burkina Faso, ayaa sheegay in 20 qof lagu dilay weerar ay Rag hubeysan ka geysteen meel u dhow magaalada Beto ee...

Mareykanka: Tani waa habka ugu wanaagsan ee lagu xallin karo dhibaatada Niger

Xoghayaha arrimaha dibadda Maraykanka, Anthony Blinken, ayaa ku dhawaaqay in dublamaasiyadu ay tahay sida ugu wanaagsan ee lagu xallin karo qalalaasaha ka dhashay afgambigii...

Ugu Akhris Badan