Wararka

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka oo Safaaradda Shiinaha kala wareegay Gargaar loogu talo galay dadka Soomaaliyeed ee danta yar

Dowladda Shiinaha ayaa Maanta Hey’adda Maareynta Masiiboyinka Qaran ee SoDMA ku wareejisay 1,069 ton oo Gargaar Raashin ah,taas oo ay ugu talo galeen iney...

Sirdoonka Soomaaliya iyo Saaxiibada Caalamka oo horjoogayaal Khawaarij ah ku dilay howlgal ka dhacay Gobalka Hiiraan

Inta la xaqiijiyay 10 ka tirsan Khawaarijta Al-Shabaab oo ay ku jiraan Horjoogayaal ayaa lagu dilay howlgal ciidanka Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka iyo...

Booliska Soomaaliyeed oo gacanta ku dhigay eedeysane dhaawac u geystay wade Mooto Bajaaj

Afhayeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Sadiiq Aadan Cali (Doodisho) ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen eedeysane dhaawac u geystay wade mooto Bajaaj xilli uu marayay...

Guddoomiyaha Baarlamanka Hirsbabelle ahna Kusimaha Madaxweynaha oo kormeeray isbitaalka guud ee balcad

Balcad: 28, Feberaayo, 2023 Guddoomiyaha Baarlamanka Hirsbabelle ahna Kusimaha Madaxweynaha Dowladda Hirshabelle oo maalmahan howla shaqo u joogo Magaalada Balcad ayaa kormeer kutagay Isbitaalka...

Muqdisho Maalintii Labaad Waxaa ka socda shirweynaha xalka waara ee heer qaran

Waxa Maalinti Labaad Magaalada Muqdisho ka socdo Shir weynaha Xalka Waara ee heer Qaran, kaso halku-dhigiisuna yahay Tayeynta iyo isku-dubbaridka wax ka qabashada barakaca,...

Ugu Akhris Badan