Wararka

Golaha Shacabka BFS oo ansixiyay hindise sharciyeedka Socdaalka

Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa maanta ansixiyay hindise sharciyeedka Socdaalka, waxaana ogolaatay 145-xildhibaan, hal ayaa  diiday, lix xildhibaan ayaa ka aamustay. Ajendaha kulanka maanta ayaa ah...

Golaha Shacabka BFS oo Maanta leh mid kamid ah kulamadooda caadiga ah

Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya  ayaa lagu wadaa in Maanta Xarunta Villa Hargeysa ku yeshaan mid kamid ah kulamadooda caadiga ah Guddoonka Golaha Shacabka...

Madaxweyne Dani oo Bosaaso uga Qeybgalay kulan looga hadlayey Qorshaha Horumarinta Degmada Boosaaso ee Hiigsiga 2030

Magaalada Boosaaso waxa xalay lagu soo bandhigey Qorshaha Horumarinta Degmada Boosaaso ee Hiigsiga 2030, iyo Habka loo horumarinayo magaalada, adeegyada dowliga ah, Kuwa Bulshada...

Wasiirada Arimaha Dibedda,Waxbarashada XFS oo la kulmay Agaasimaha guud ee Hay’adda Horumarinta iyo Iskaashiga Switzerland

Wasiirka Arrimaha dibedda XFS Mudane Abshir Cumar Jaamac oo magaalada Doha ee dalka Qatar kaga qayb gelaya shirka caalamiga ah ee wadamada soo koraya...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Amiirka dalka Qatar Sheekh Tamiim Binu Xamad

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb-galaya Madasha Qaramada Midoobey ee dalalka soo koraya ayaa halkaas kula yeeshay wada-hadallo wax...

Ugu Akhris Badan