Wararka

Shaqaalaha shirkadaha waaweyn ee Gawaarida oo sameeyay shaqo joojin dalka Mareykanka.

In ka badan 10,000 oo shaqaale ah oo ka tirsan saddex ka mid ah shirkadaha sameeya baabuurta ee Maraykanka ayaa bilaabay shaqo joojin, sida...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo saxiixay Sharciga Hanti-dhowrka guud ee Qaranka.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka duulaya xaqiijinta Soomaaliya ku shaqeysa shuruuc iyo xeerar qoran ayaa saxiixay Sharciga Hantidhowrka Qaranka. Sharciga...

R/Wasaare Xamsa oo sheegay in xilli dhow Soomaaliya ay noqon doonto meel ka caagan argagixisada

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in Soomaaliya ay ku socoto jidkii horumarka iyo dib u soo kabashada,...

Ciidanka Qaranka oo fashiliyay qarax Khawaarijta ku soo weerartay deegaanka Laas-gacamay.

Ciidanka Qaranka ayaa fashiliyay Gaari lagu soo xiray waxyaabaha Qarxa oo khawaarijta saaka ay ku soo weerareen deegaanka Laas-gacamay oo hoos taga magaalada Bacaadweyne. Deegaanka...

Xildhibaano ka tirsan labada Aqal ee BFS oo furimaha ku dhiirri galinaya Ciidamada Jihaadka kula jira Khawaarijta.

Xildhibaano ka kala tirsan labada Aqal ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya iyo guddoomiyaha gobolka Galgaduud ayaa furimaha dagaalka, gaar ahaan deegaanka Bulacle ugu tegay ciidamada...

Ugu Akhris Badan