Wararka

Abiy Axmed oo mas’uul ka tirsanTPLF u magacaabay madaxweynaha gobolka Tigray

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa Getachew Reda oo ah mas'uul sare oo ka tirsan TPLF u magacaabay madaxweynaha cusub ee maamulka kumeel gaarka...

Kumaandooska Danab iyo ciidanka Jubbland oo burburiyey xarumo ay ku dhuumaaleysanayeen Khawaarijtu

Faah-Faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya  Howlgal Ciidanka Kumaandooska Xoogga dalka Danab  iyo Nabad sugidda Jubbaland ay ku burburiyeen xarumo ay ku dhuumaaleysanayeen...

[DAAWO] Hay’adda Maareynta Musiiboyinka  oo 400 qoys oo Khawaarijta ka soo barakiciyeen deganadoodii Gargaar ugu qeybisay degmada Baxdo

Xilli Haatan Gobolada dalkeena uu ka curtay qeybo badan oo kamid  ah roobka Gu’ga dadka iyo duunyadana ku diirsadeen ayaa hay’adda Maareynta Masiiboyinka Qaranka...

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed  ayaa tababar u soo xiray Saraakiil iyo Saraakiil Xigeenno ka tirsan Ciidanka Daraawishta

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa tababar u soo xiray Saraakiil iyo Saraakiil Xigeenno ka tirsan Ciidanka Daraawishta Koonfur...

Ugu Akhris Badan