Wararka

Mareykanka iyo Ruushka oo hadalo kulul is dhaafsaday

Mareykanka iyo Ruushka ayaa hadalo kulul leh isku dhaafsaday kulanka waddamada hodanka ah ee laysku yiraahdo G-20 ee ka socda Delhi, taas oo ku...

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Amniga Gudaha XFS oo dalka Tunisia kaga qeyb-galay shir looga hadlayey la dagaalanka argagaxisada

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Amniga Gudaha XFS Mudane Maxamed Cali Xagaa  iyo Wafdi uu hoggaaminaayay ayaa dalka Tunisia kaga qeyb-galay shirka 40-aad ee Golaha Wasiirada...

Guddoomiyaha BFS oo dhigiisa dalka masar kala hadlay sidii Masar Soomaaliya ugu caawin karto sugida amniga iyo la dagaalanka kooxaha Argagixisada

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdigiisa ayaa Xarunta Baarlamaanka Magalada Qaahira kulan laba geesood ah...

[DAAWO] Nin ku Eedeysan dilkii shalay ka dhacay Isgoyska Jubba oo gacanta lagu dhigay.

Taliska Booliska Soomaaliya Ayaa  Caawa Gacanta ku soo dhigay Nin Hubeysan oo Shalay Darawal Mooto Bajaaj ku dilay Isgooyska Jubba ee Magaalada muqdisho.  

Guddiga Garsoorka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta BFS oo la kulmay wasiirka wasaaradda Diinta iyo Awqaata XFS

Guddoomiyaha Guddiga Garsoorka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta BFS Xil Cali Xaaji Daahir  ayaa guddoomiyay shir u dhexeeyay Guddiga iyo wasaaradda Diinta iyo Awqaata ajandiisuna...

Ugu Akhris Badan