Macron ayaa booqanaya Shiinaha isaga oo doonaya in uu horumar ka gaaro dagaalka Ukraine

Date:

Taipei, Taiwan – Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron iyo Madaxweynaha Komishanka Yurub Ursula von der Leyen ayaa lagu wadaa inay maanta oo Arbaca ah booqasho saddex maalmood ah ku tagaan Shiinaha oo ay kula kulmi doonaan Madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping. Macron ayaa waxaa wehlin doona wafdi ka badan 50 maamule sare, waxaana uu la kulmi doonaa ganacsatada Faransiiska, balse dhammaan indhaha ayaa ku eegi doona sida isaga iyo von der Leyen ay uga wadahadli doonaan dagaalka Ukraine iyo madaxda Shiinaha

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Guddoomiye Muungaab “Si loo adkeeyo amniga caasimadda, waxaan billaabnay diiwaangelinta gaadiidka dadweynaha ee BL-ka ah.”

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr....

Taliska Ciidanka Booliiska oo askarta hubeysan ka mamnuucay Mootada Fekonta

Taliska Ciidanka Booliiska Gobolka Banaadir ayaa mamnuucay in askari...

Guddoomiye Abshirow oo ka qeyb galay kulan aqoon-isweydaarsi ah

Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka...