Wararka

Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka ayaa maanta Gaaray Magaalada Baydhabo

Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa maanta Gaaray Magaalada Baydhabo ee Xarunta KMG ee...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo ka tacsiyeeyay geerida Duqii hore ee Muqdisho Marxuum Cali Ugaas Cabdulle

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa tacsi u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu...

Xildhibaan Maxamed Cabdulqaadir: Laba bilood gudahood ayaan khawarijta uga saareynaa jiinka Wabiga

Xildhibaan Maxamed Cabdulqaadir oo katirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo abaabul ciidan oo ka dhan ah khawaarijta kawada degaanno katirsan gobolka Hiiraan ayaa sheegay in laba...

Taliyaha ciidanka Dhulka oo gaaray deeeganka Biya-cadde ee gobalka Shabeelaha dhexe

Taliyaha ciidanka dhulka xogga dalka Soomaliyeed G/sare dayax Cabdi Cabddulle oo ay wehliyaan Masuuliyiin kale ayaa gaaray deeeganka biyacadde ee gobalka Shabeelaha dhexe. Saraakiil ka...

Maraykanka oo malaayiin Dollar dul dhigey horjoogaha 2aad ee kooxda Al-Shabaab

Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Dalka Mareykanka ayaa sheegtay in lacag dhan 5 milyan oo dollar ay ku  abaalmarineyso qof  kasta oo soo sheega Abuukar...

Ugu Akhris Badan