Wararka

[DAAWO] Ra’iisul Wasaare Xamse oo ka hadlay xaaladda dalka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre oo maanta shacabka kula tukaday salaaddii Jimcada Masaajidka Isbahaysiga Islaamka ee magaalada Muqdisho, ayaa ka...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Maanta Salaadda Jimcaha ku oogay Masjidka Madaxtooyada ee Jubaland ee Magaalada Kismaayo

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehlinayo Madaxweynaha dowlad-goboleedka Jubaland Mudane Axamed Maxamed Islaam ayaa salaadda Jimcaha ku oogay Masjidka...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BFS oo Booqday Hoyga Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cabdi Qaasim Salaad Xasan

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa hoyga uu ka degan yahay magaalada Qaahira ku booqday madaxweynihii...

Guddoomiyaha BFS oo Booqday Xarunta Safaarada Soomaaliyeed ee dalka Masar

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa booqday Safaaradda Soomaaliyeed ee dalka Masar, waxaana ku soo dhaweeyay...

[DAAWO] Booliska Soomaaliya oo howlgal ka sameeyay Muqdisho kuna soo qab qabtay kooxo burcad ah

Ciidamada Boliiska Soomaaliya oo xalay Howlgal balaaran oo amniga  lagu xaqiijinayo ka sameeyay degmooyin ka tirsan gobolka Banaadir oo maalmihii danbe ay ka dhacayeen...

Ugu Akhris Badan