Wararka

Shirka caalamiga ah ee Hay’adda Duulista Hawadda Adduunka ICAO oo ka furmay Montreal. (SAWIRO).

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xil. Fardowsa Cusmaan Cigaal iyo wafdi ay hoggaaminayso ee Dawladda Soomaaliya ayaa ka qeybgalay furitaanka shir...

Madaxweynaha Qaranka Oo Booqasho Rasmi ah Oga bilaabatay Itoobiya.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa booqasho rasmi ah ugu billaabatay dalka aan dariska nahay ee Itoobiya, taas oo dhammeystir u...

Wafdi uu Hoggaaminaayo Xildhibaan Mocalimow Oo Gaaaray Buuloburte (SAWIRO).

Wafdi balaaran uu hoggaaminaayay xildhibaan maxamed ibrahim mocalimow qeybna ay ka ahayen saraakiil ciidan iyo  xildhibano katirsan dowlad gobaledka hirshabeele ayaa  gaaray dagmada Buuloburte...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada iyo Gurmadka abaaraha Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, oo booqasho ku jooga Magaalads Ottawa ee dalka...

Madaxweynaha Hiirshabelle oo Taliyaha guud ee Ciidamada ATMIS kala hadlay howlgalada lagu baacsanayo argagixisada iyo sida la isaga kaashan lahaa xoojinta howlgaladaas

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta kulan la qaatay Taliyaha guud ee Ciidamada ATMIS oo uu wehliyo iyo Taliyaha Secter five...

Ugu Akhris Badan