Wararka

Booliis lagu afduubtay dalka Colombia oo lasii daayey

Madaxweynaha dalka Colombia, Petro, ayaa sheegay in lasii daayay askartii iyo shaqaalihii shidaalka ee lagu haystay mudaaharaadyadii ka dhacayay gobolka koonfureed ee Caqueta ee...

Guddiga Amniga iyo Difaaca Golaha Aqalka Sare oo Maanta la kulmay Madaxda wasaaradda Amniga Gudaha XFS

Guddiga Amniga iyo Difaaca Golaha Aqalka Sare ee BFS  oo gudanaya waajibaadka ku xusan Qodobka 77aad ee Dastuurka KMG ah ayaa ugu yeeray Xarunta...

Toos DAAWO : Munaasabadda wareejinta taakulada dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed ay uga qeyb-qaadanayaan gurmadka walaalaheen Turkiga

Dowladda Federaalka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa maanta wareejineysa taakulada Dowladda iyo Shacabka Soomaaliyeed ay uga qeybqaadanayaan gurmadka Dhulgariirkii Khasaaraha badan dhaliyay ee Bishii hore ku...

Maxkamada Ciidamada Qalabka sida oo 15-sano oo Xabsi ah ku riday Dhagarqabe katirsan Al-shabaab

Ayuub Cismaan Sheekh Aadan oo ah 24-jir ku dhashay degaanka Janaale gobolka Shabeellada Hoose ayaa lasoo qabtay, isagoo ku eedeysan inuu tuurista Bam-gacmeedka u...

Gudoomiyaha hay’adda oo la kulmay koox ka socoto hay’adda Global Protection Team.

Gudoomiyaha hay’adda SODMA Maxamud Macallin Cabdulle iyo qaar ka mida madaxda hay’adda ayaa kulan kula qaatay Magaalada Mogadishu koox ka socoto hay’adda Global Protection...

Ugu Akhris Badan