Wararka

Guddoomiye sheekh aadan oo qaabilay Danjiraha dalka Turkiga

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Turkiga Amb. Ibrahim M. Yagli. Guddoomiye...

Golaha Wasiirrada XFS oo meel-mariyey Hindise Sharciyeedka Arrimaha Xajka iyo Xeer-nidaamiyaha Xuquuqda Bukaanka

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa meel-mariyey Hindise Sharciyeedka Arrimaha Xajka iyo Xeer-nidaamiyaha Xuquuqda Bukaanka iyo Shaqaalaha Caafimaadka, ka dib kulankoodii toddobaadlaha ahaa...

Cumar Axmed Maxamed oo loo magacaabay Macalinka xulka 18 jirada ee Qarankeena

Cumar Axmed Maxamed oo ku magac dheer macalin  “Jabshe” ayaa loo magacaabay tababaraha xulka Soomaaliya ee dhallinyarada 18 jirada, kaddib markii uu soo bandhigay...

Wasiir Al-caddaala: Dagaalka sanad jirsaday ee lagula jira khawaarijta wuxuu keenay in uu burburo gebi ahaanba nidaamkii argagixisada

Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya Mudane, Cabdiraxmaan Sheekh Yuusuf Al-Cadaala oo ka qeyb galayay Barnaamij looga hadlayay sanad kadib maxaa ka...

Madaxweynaha Ethiopia oo Warqadaha Aqoonsiga ka guddoontay Danjiraha Soomaaliya ee Ethiopia

Madaxweynaha Dawladda Ethiopia, Sahle Work Zewde ayaa si rasmi ah warqadaha aqoonsiga uga guddoontay Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Ethiopia Mudane, Cabdullaahi Maxamed...

Ugu Akhris Badan