Wararka

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed ayaa Gudoomiyey Shir looga hadlayey Udiyaar Garowga Wajiga 2-aad ee Dagaalka Dalka looga Saarayo Khawaarijta Alshabaab.

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Gudoomiyey Shir looga hadlayey Udiyaar Garowga Wajiga 2-aad ee Dagaalka Dalka looga Saarayo Khawaarijta...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ugu baaqay dadka Soomaaliyeed in aysan dhayalsan digniinaha la xiriira Roobabka iyo fatahaadaha la saadaalinayo.

Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kormeerey xarunta Hey’adda Maareynta Musiibooyinka, si uu qiimeeyo heerka diyaar-gorow ee digniinaha la...

Kooxda Xamaas oo Gantaalo ku Weerartay Israa’iil

Wararka ka imaanaya dhulka reer Falastiin ayaa sheegaya in kooxda Xamaas  ee maamusha marinka Gaza ee go’doonsan ay bilaabeen hawlgal loogu magac daray daadka...

Haweeney ku guuleysatay Abaalmarinta Nobel Peace Prize 2023-ka (MAQAAL)

Abaalmarinta Nobel Prize  ah oo loo yaqaan ‘Nobelpriset;: Nobelprisen ayaa ah lix leyliska caalamiga ah ee sannadlaha ah ee loo yaqaan’ Swedish ‘iyo’  Norwegian ‘,...

Machadka Sare ee Daraasaadka Amniga oo qaadanaya Dufcadii 3-Aad

Machadka Sare ee Daraasaadka Amniga oo ah hay’ad tacliin sare oo xukuumi ah, looguna talagalay in uu soo saaro saraakiil iyo howlwadeenno leh aqoonta...

Ugu Akhris Badan