Wararka

Kulanka xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa hada furmay

Kulanka xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa hada furmay, wuxuuna ajendaha kulanka maanta yahay marsiinta akhrinta 3-aad iyo u codeynta hindise sharciyeedka la dagaalanka Argagixisada, akhrinta...

Warbaxinta waxqabadka todobaadlaha ee DFS

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in dhowaan la bilaabi doono wejiga labaad ee hawlgalka ka dhanka ah Khawaarijta Al...

Maxkamadda ciidamada Puntland ayaa saakay dil toogasho ah ku fulisay qaar kamid ah shabakado ka tirsanaa kooxaha Khawaarijta ah ee Al-Shabaab iyo Daacish

Maxkamadda ciidamada Puntland ayaa saakay dil toogasho ah ku fulisay 19 nin oo 13 ka mid ah ay ahaayeen shabakado ka tirsanaa kooxaha Khawaarijta...

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka ayaa heshay Shahaadada ISO 9001:2015

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka ayaa heshay Shahaadada ISO 9001:2015, taasoo ka dhigeysa hay’addii ugu horreysay ee dowladda oo hesha shahaadada ISO. Si loo helo Shahaahada ISO,...

Marwada Madaxweynaha  Maamo Qamar Cali Cumar ayaa haweenka Soomaaliyeed ugu hambalyeysay munaasabadda 8-da Maarso

Marwada Madaxweynaha JFS Maamo Qamar Cali Cumar ayaa haweenka Soomaaliyeed ugu hambalyeysay munaasabadda 8-da Maarso oo dunida oo dhan looga dabaal-dego maanta oo kale,...

Ugu Akhris Badan