Wararka

Khawaarijta oo jab xooggan lagu gaarsiiyay Dagaalkii Masagawaa .

Ciidamada Xoogga Dalka iyo xoogagga deegaanka ayaa fashaliyay weerar naf lacaari ah oo Khawaarijtu saakay ku soo qaadday degmada Masagawaa ee gobolka Galguduud. Generaal Tareedisho...

Maxaabiis fara badan oo maanta Xabsiyada Muqdisho laga sii daayay {Sawirro}

127 maxbuus oo ku xirnaa Xabsiga dhexe ee Xamar iyo Xabsiga MBC ee Ex-control Afgooye, ayaa saaka lasii daayay markii uu cafis u fidiyay...

Danjiraha JFS ee Serbia iyo Duqa Magaaladda Belgrade oo ka wada-hadlay Mataaneynta Muqdisho iyo Belgrade.

Danjiraha Dowladda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Serbia Amb. Maxamed Cabdullaahi Axmed ayaa maanta kulan la qaatay Duqa Magaaladda Belgrade ee Caasimadda Jamhuuriyadda Serbia...

TALIYAHA CIIDANKA BOLIISKA OO MAANTA LA CIIDAY CARUURTA AGOONTA BOLIISKA. {SAWIRRO}

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, S/Guuto. Sulub Axmed Firin, ayaa Beerta Nabadda ku la Ciiday Caruurta Boliiska maalintii 2-aad ee Shawal (Ciidul-fidri) H 1444, 2023. Caruurta...

Ciidamada dowladda oo qarka u saaran iney la wareegaan deegaanka Booco

Ciidamada xoogga dalka ee qeybta 27-aad, Danab iyo Gor Gor oo garab ka helaya ciidanka is abaabulay ee dib u xoreynta deegaanka ayaa maanta...

Ugu Akhris Badan