Wararka

Safaaradda Soomaliya ee dalka Sudan oo xaqiijisay tirada Soomaalida ee kasoo samata baxday colaada Sudan

Safiir kuxigeenka safaaradda Soomaliya ee dalka Sudan Amb Axmed Cabdi Xasan oo la hadlay warbaahinta qaranka ayaa sheegay in muwaadiniin Soomaaliyeed oo tiradooda gaarayso...

Wasiirka Maaliyadda oo shir uga qeyb galay dalka Morocco

Wasiirka maaliyadda Soomaaliya Dr Cilmi Maxamuud Nuur oo ku sugan dalka Morocco ayaa ka qaybgalay furitaanka shirka sanadlaha ah ee hay’addaha maaliyadda Carabta, kaas...

Shir heerkiisu sareeyo oo looga hadlayo dardar gelinta howlaha gurmadka Soomaaliya oo Muqdisho ka furmay

Shir heerkiisu sarreeyo oo ay soo qabanqaabisay Hay’adda maareynta musiibooyinka Qaranka  Soomaaliyed ee SoDMA oo looga hadlaayay dardargalinta howlaha gurmadka Soomaaliya iyo Sidii Gargaar...

Golaha Wasiirrada oo ansixiyey magacaabista Xisaabiyaha Guud ee Dowladda

Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka ahna ku-simaha Ra'iisul Wasaaraha Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa...

Mid kamid ah Khawaarijta oo isku soo dhiibay ciidamada xoogga dalka

Isxaaq Macalin Aadan oo Magaciisa Afgarashada yahay Isxaaq Calooley ayaa isku soo dhiibey Qeybta 60aad ee Ciidanka Xoogga Dalka. Isxaaq ayaa khawaariijta u qaabilsanaa jabhadda...

Ugu Akhris Badan