Wararka

Maamulka Degmada Baladweyne oo ka hadlay fatahaadda webiga shabeelle

Guddoomiyaha degmada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, Cumar Cismaan Calasoow ayaa sheegay in xalay uu webiga Shabeelle ku fatahay qeybo ka mid ah afarta...

Soomaaliya iyo Masar oo iska kaashanaya sidii wax looga qaban lahaa isbeddelka cimillada

Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimillada XFS Marwo, Khadiijo Maxamed Makhsoumi oo howlo shaqo u joogta dalka Masar ayaa  kulan la qaadatay dhiggeeda Masar...

Ra’iisul Wasaare Xamse oo Cadeeyay Mowqifkiisa Dagaalka Laas-caanood

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa tilmaamay in arrimaha ka taagan Laascaanood  iyo Boorame aysan u baahnayn colaad iyo dhibaato hor leh...

Ra’iisul Wasaare Xamse oo abaalmarinno guddoonsiiyay muwaaddiniin Khawaarijta si Geesinimo leh ula dagaalamay

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre oo ay wehelinayaan Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Xukuumadda Mudan Saalax Axmed Jamaac iyo xubno ka tirsan...

Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xussen ayaa gaaray Magalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan

Wafdi Balaaran uuu horkacayo Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xussen ayaa gaaray Magalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan, halkaas oo lagu soo dhaweeyay.

Ugu Akhris Badan