Wararka

Wasiirka Gaashandhiga XFS oo kulan Dar daaran ah la qaatay Saraakiisha Taliska Qeybta 60-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka.{SAWIRRO}

Wasiirka Wasaaradda Gaashandhiga Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabduqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa kulan Dar daaran ah la qaatay Saraakiisha Taliska Qeybta 60-aad ee Ciidanka...

Madaxweynaha Koofur-galbeed oo Baydhabo ku qaabilay Safiirka dowladda Ethiopia {SAWIRRO}

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Safiirka Dowladda Federaalka Itoobiya ufadhiya Soomaaliya Mudane Mukhtar Mohamed Waare. Madaxweynaha...

Horjooge ka tirsanaa khawaarijta oo isa soo dhiibay

Muqtaar Maxamed Isaaq oo ka mid ahaa horjoogayaasha kooxda khawaarijta ayaa isu soo dhiibay qaybta 60-aad ee ciidanka xoogga dalka. Horjooge Muqtaar ayaa sheegay in...

Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay oo si kulul uga hadlay duqeymaha Israa’iil ay ku hayso Qaza

Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay António Guterres ayaa si ba’an u dhaliilay  duqeymaha joogtada ah ee Israa’iil ay ku hayso Marinka Qaza, sida ay...

Madaxweyne Cali Guudlaawe oo magacaabay Wasiiro

Madaxweynaha Dowlad gobaleedka  Hirshabeelle mudane Cali Guudlaawe Xuseen, ayaa soo saaray Wareegto ku taariikheysan 24, Oktoober, 2023, taasi oo ku saabsan magacaabis Wasiirro. Qoraal ka...

Ugu Akhris Badan