Wararka

Ra’iisul Wasaare Rooble oo Cabdiwahaab u magacaabay Wasiirka cusub ee Wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa Mudane Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif u magacaabay Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee...

Guddiga madaxa Banaan ee la dagaallanka musuq maasuqa oo guddoon cusub doortay “SAWIRRO

Guddiga madaxa banaan ee ladagaallanka Musuq maasuqa ee dhawaan lagu dhaariyay madaxtooyada dalka ayaa maanta  magaalada Muqdisho ku doortay guddoomiyaha guddiga madaxa banaan ee ...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo magacaabay guddi ka soo tala bixiya xal ka gaarsita qalalaasihii ka dhacay Muqdisho

Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay Guddi ka soo tala bixiya xalka gaarista qalalaasahii ka dhacay magaalada Muqdisho. Qoraal ka...

Akhriso isku aadka wareegga saddexaad ilaa iyo finalka tartan cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka degmooyinka gobollada dalka ee u soo gudbay wareegga saddexaad ee tartanka, waxaana sidoo kale...

Tartamayaasha Degmada Beladweyne oo caawa u gudbay wareegga 3aad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii 11-aad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo Telefishinka Qaranka, lagana dhageysto...

Ugu Akhris Badan