Wararka

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed oo ay wehelinayaan Wasiiro iyo Mas’uuliyiin kale ayaa gaaray Degmada Diinsoor ee Gobolka Baay.

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen oo ay wehelinayaan Wasiirka Difaaca Dalka, Wasiirka Qorshaynta iyo Mas'uuliyiin kale ayaa gaaray Degmada Diinsoor...

Maxay ka dhigan tahay Wasiirada oo bishan mushaarkooda ku biiriyay dagaal Khawaarijta? (WARBIXIN)

Kooxda Khawaarijta ah ee Shabaabku sida aad la socotiin  waxay Shacabka Soomaaliyeed dhibaatada ay ku haysay dadkeenna iyo dalkeenna 15 sano, kala kulmayeen Gummaadka,...

Guddoomiye Abshirow oo kulan la qaatay Guddoomiye ku-xigeenka Barlamaanka dalka Angola

Guddoomiye Ku-Xigeenka labaad ee Golaha Shacabka BJFS Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow Ayaa maanta magaalada Luanda kula kulmay Guddoomiye ku-xigeenka Barlamaanka dalka Angola Mudane Raul...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo dhagax dhigay Waaxda Caafimaadka Dowladda Hoose Xamar

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta dhagax dhigay xarunta howlgalka degdega ee Caafimaadka Dadweynaha ahna xarunta...

Kulan looga hadlayey taariikhda degmada Cabdicasiis oo lagu qabtay degmadaas.

Xog’hayaha guud ee maamulka Gobolka Banaadir Mudane Feysal Caraale Afrax ayaa xalay ka qeyb galay madal loogu magacdaray talo wadaag, taas oo lagu soo...

Ugu Akhris Badan