Wararka

Waxqabadka Dowladda Federaalka Soomaaliya

  Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Da'uud Aweys Jaamac oo uu wehliyo Madaxa Hawlgalka ATMIS Danjire Maxamed Al-amin Seuof ayaa ka Warbixiyay hawlihii...

Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa u hambalyeeyay  dhammaan qeybaha kala duwan ee ciidanka xoogga dalka

Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa ugu hambalyeeyay saraakiisha, saraakiil-xigeennada, aliflayda, dableyda, dhammaan qeybaha kala duwan ee ciidanka xoogga dalka...

Wasiirka gaashaandiga XFS  ayaa ciidanka xooga dalka soomaaaliyeed u direy hambalyo ku aadan munaasabadda sanad guurada 63aad ee 12-Abril

Wasiirka Gaashaandhigga XFS Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed u diray hambalyo ku aadan munaasabadda sanad guurada 63-aad ee 12-ka Abriil...

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay António Guterres oo goordhaw u duulay Magaalada Baydhabo

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay António Guterres ayaa goordhaw u duulay Magaalada Baydhabo ee Caasimada KMG ee Maamulka KGS Kadib markii saakay uu soo...

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Qasriga Madaxtooyada Ku Qaabilay Xoghayaha Guud Ee Qaramada Midoobey

Muqdisho, Abriil 11, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan miro-dhal ah kula qaatay Qasriga Madaxtooyada Xoghayaha Guud ee Qaramada...

Ugu Akhris Badan