Wararka

Wasiirka deegaanka XFS oo ka qayb gashay shir looga hadlaya Isbeddelka Cimillada

Wasiirka Wasaaradda deegaanka iyo isbeddelka Cimillada XFS, Khadiija Maxamed Almakhzuumi ayaa magaalada Dubai ee dalka Isutagga Imaaraatka Carabta uga qeyb gashay shir hordhac u...

Ciidanka xoogga dalka oo howl-gallo ka fuliyay gobolka Bakool

Ciidamada Xooga dalka Soomaaliyeed gaar ahaan guutada 9-aad ee qeybta 60-aad ayaa howlgal ay ka sameeyeen degaanno hoos taga magaalada Xuddur ee xarunta gobolka...

Boliiska Soomaaliyeed oo dhex galay dadkii dhawaan ku dagaalamay gobolka shabelaha dhexe

Taliska Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, ayaa cutub Ciidanka Daraawiishta Boliiska Soomaaliyeed ah u diray Deegaao hoos yimaada Degmada Cadale, hkaas oo ay dhawana ku dagaalameen...

Ciidanka Danab oo howlgallo ka dhan ah khawaarijta ka fuliyay Jubbada hoose

Ciidanka Kumandooska Danab ee Xoogga Dalka ayaa burburiyay goob ay khawaarijtu kaga dhuumaaleysanayay deegaanno ka tirsan gobolka Jubbada hoose. Howlgallada ayaa si gaar ah ugu...

Bolivia oo xiriirka u jartay Israa’iil iyo dalal kale oo u yeeray safiirada ka jooga dalkaasi

Dowladda Bolivia ayaa xiriirka rasmiga ah u jartay Israa’iil ,iyadoo laba dal oo kale oo Latin America ah ay u yeereen safiiradooda ka jooga...

Ugu Akhris Badan