Wararka

Wasiirka Tamarta iyo Khayraadka Biyaha oo kormeeray dhismaha ceel-biyood ay yeelanayso Wasaaraddu

Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha XFS,Mudane Cabdullaahi Bidhaan Warsame ayaa maanta kormeeray goobta laga qodayo ceel biyood loogu talagalay xarunta Wasaaradda. Intii uu kormeerka ku...

Bandhigga Ganacsiga Haweenka oo Muqdisho lagu qabtay

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Khadija Mohamed Al-Makhzoumi ayaa si rasmi ah magaalada Mogadishu uga furtay Bandhigga Ganacsiga Haweenka Soomaaliyeed, kaas...

Degmada Cabdi Casaiis oo u gudubtay wareegga 3-aad ee Tartan cilmiyeedka Ramadaan

Degmada Cabdi Casiis oo ka tirsan Gobolka Banaadir ayaa u gudubtay wareegga 3-aad ee tartan cilimyeedka bisha ramadaan, kaddib, markii 14 dhibcood ay kaga...

R/Wasaaraha XFS oo daahfuray xarun cusub oo qaabilsan ka hortagga weerarada internetka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xarigga ka jaray Xarunta Qaran ee Amniga Saaybarka (SOMCIRT) oo loo diyaariyey...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH IYO WAFDI UU HOGGAAMINAYO OO GAARAY MAGAALADA ARUSHA EE DALKA TANZANIA

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si heer sare ah loogu soo dhoweeyay magaalada Arusha ee dalka Tanzania, halkaasi oo uu...

Ugu Akhris Badan