Wararka

Madaxweynaha Jubaland oo ka hadlay Xaaladda Gobolka Gedo

Madaxweynaha maamul goboleedka Jubaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa sheegay in gobolka Gedo ay ka jirto xaalad siyaasadeed oo u baahan in ay...

Madaxweynaha Galmudug oo aqalka madaxtooyadda ku qaabiley wafdi uu hogaaminaayo wasiirka waxbarashadda dfs

Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa aqalka madaxtooyada Dowladda Galmudug ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayo wasiirka wasaaradda waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare...

Lataliyaha madaxweynaha ee dhanka xakameynta hubka sharci darada marwo mako maxamuud mouse ayaa galmudug ugu hambalyeysay ansixinta sharciga xakameynta hubka

Lataliyaha Madaxweynaha ee dhanka Xakameynta Qulqulka Hubka Sharci darrada ah ee Soomaaliya Marwo Makko Maxamuud Muuse ayaa Baarlamaanka Dowladda Galmudug ugu hambaleyeysay ansixinta sharciga...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka xfs Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa guddoomiyey kulanka Guddi Hoosaadka Golaha Wasiiradda ee Tiirka Amniga Qaran

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa guddoomiyey kulanka Guddi Hoosaadka Golaha Wasiiradda ee Tiirka Amniga Qaran oo lagu...

Wasiirka Waxbarashada Faarax Sheekh Cabdulqaadir  oo ay wehliyaan wasiirada waxbarashada ayaa goordhaw gaaray Magaalada Dhuusamareeb

Wasiirka Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare Faarax Sheekh Cabdulqaadir  oo ay wehliyaan wasiirada waxbarashada dowladaha xubnaha ka ah dowladda Federaalka ayaa goordhaw gaaray Magaalada...

Ugu Akhris Badan