Wararka

Wasiirka Gaashaandhigga XFS iyo Gudoomiyaha maxkamadda sare oo gaaray magaalada Baraawe

Wasiirka gaashaandhigga XFS Mudane Cabdiqaadir Maxamed Nuur, guddoomiyaha  Maxkamadda Sare ee ciidamada qalabka sida Liibaan Cali Yarow,Guddoomiyaha Maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada Korneyl Xasan...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo soo xiray shir u qabsoomay madaxda waxbarashada ee dalka

Wasiirka Waxbarashada XFS Mudane Faarax C/qaadir ayaa Magaalada Dhuusamareeb ku soo xiray shir 3- cisho ah oo u socday madax ka kala socday guddigga...

Ku simaha Ra’iisul Wasaaraha oo furey kulan looga hadlaayo xisilinta iyo soo kabashada deegaannada laga xoreeyey Khawaarijta.

Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka XJFS Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta furay Kulan heerkiisu sarreeyo oo looga hadlayo xasilinta iyo soo...

Xubno loo heysto musuq maasuq oo maanta la hor-geyey maxkamadda G/Banaadir

Xafiiska xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka oo maxkamadda gobolka Banaadir hor geeyay labo sargaal oo ka tirsan wasaaradda warfaafinta iyo sargaal ka tirsan ilaaladda...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa dhagax dhigey dib u casriyeenta darjiinka arbaca rukun ee degmada xamarweyne.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa dhagax dhigay dib u casriyeenta Darjiinka Arbaca Rukun ee Degmada Xamarweyne oo...

Ugu Akhris Badan