Wararka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ubax dhigay Daljirka Daahsoon

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Ubax lagu maamuusayo Halgamayaashii u shahiiday halgankii Xornimo doonka Soomaaliyeed maanta dhigay Taalada Dajirka Dahsoon...

Qaramada Midoobay oo 1-da Luulyo ugu hambaleyeysay shacabka Soomaaliyeed

Xuska sanad guurada 63-aad ee madax-banaanida Soomaaliya awgeed, ayaa Qaramada Midoobay waxay u hambalyaysay dadka Soomaaliyeed, waxayna ku ammaantay sida ay uga go’antahay dhismaha...

Gudoomiyaha Aqalka Sare oo hambalyada 1-da Luulyo u diray Shacabka Soomaaliyeed

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay xuska sannad-guurada 63-aad ee ka soo...

Somalia at 63: A glance at our story of Resilience, Recovery and Progres

Today, July 1, marks 63 years since we attained independence and as we commemorate this momentous occasion, we need to reflect on our story...

Maxkamad ku taal Britain ayaa ku dhawaaqdey in dadka magangalyo doonka ah loogu masaafuriyo Rwanda

Maxkamad ku taal Britain ayaa xukuntay in qorshaha muranka dhaliyay ee dowladda ee ah in dadka magangalyo doonka ah loogu masaafuriyo Rwanda uu yahay...

Ugu Akhris Badan