Wararka

Madaxweynaha Galmudug oo aqalka madaxtooyadda ku qaabiley wafdi uu hogaaminaayo wasiirka waxbarashadda dfs

Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa aqalka madaxtooyada Dowladda Galmudug ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayo wasiirka wasaaradda waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare...

Lataliyaha madaxweynaha ee dhanka xakameynta hubka sharci darada marwo mako maxamuud mouse ayaa galmudug ugu hambalyeysay ansixinta sharciga xakameynta hubka

Lataliyaha Madaxweynaha ee dhanka Xakameynta Qulqulka Hubka Sharci darrada ah ee Soomaaliya Marwo Makko Maxamuud Muuse ayaa Baarlamaanka Dowladda Galmudug ugu hambaleyeysay ansixinta sharciga...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka xfs Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa guddoomiyey kulanka Guddi Hoosaadka Golaha Wasiiradda ee Tiirka Amniga Qaran

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa guddoomiyey kulanka Guddi Hoosaadka Golaha Wasiiradda ee Tiirka Amniga Qaran oo lagu...

Wasiirka Waxbarashada Faarax Sheekh Cabdulqaadir  oo ay wehliyaan wasiirada waxbarashada ayaa goordhaw gaaray Magaalada Dhuusamareeb

Wasiirka Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare Faarax Sheekh Cabdulqaadir  oo ay wehliyaan wasiirada waxbarashada dowladaha xubnaha ka ah dowladda Federaalka ayaa goordhaw gaaray Magaalada...

Wasiirka Arrimaha Gudaha Axmed Macallin Fiqi ay wehliyaan wasiirada arrimaha gudaha ayaa goordhow gaaray magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Joose

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS Axmed Macallin Fiqi oo ay wehliyaan wasiirada arrimaha gudaha dowladaha xubnaha ka ah Federaalka ayaa goordhow gaaray magaalada Kismaayo ee...

Ugu Akhris Badan