Wararka

Ciidanka taliska Abiye oo laga saaray magaalada Bahir-dar

Xaalad kacsan ayaa laga soo warineyaa, magaalada Bahir Dar ee xarunta is maamulka Amxaaradda ee Itoobiya, ka dib dagaalo qaraar oo shalay ilaa saaka...

Wasiirka Caafimaadka XFS oo u hambalyeeyay Wasiirka Caafimaadka Qadar oo loo aqoonsaday wasiirka ugu wanaagsan dunida

Wasiirka Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cali Xaaji Aadam ayaa yiri”waxaan u hambalyeynayaa Wasiirka Caafimaadka Dowladda Qadar H.E Dr. Hanan Mohamed...

Ciidanka Xoogga oo hawlgal ka sameeyey Deegaanka Cali Yabaal

Ciidanka Xoogga Dalka oo kaashanaya Saxiibada Caalamka Ayaa howlgal Ka sameeyey Deegaanka Cali Yabaal oo hoostaga Degmada Ceeldheer iyo deegaano kale oo ka tirsan...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qayb galay madasha diblumaasiyadda Antalya

-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb-galay Madasha Diblumaasiyadda Antalya ee dalka Turkiga ayaa ka hadlay mustaqbalka wanaagsan ee Soomaaliya...

Guddoomiyaha golaha shacabka oo guddoomiyay shirka wada-tashiga golaha wakiilada ee dowlad goboleedyadda

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa guddoomiyay shirka wada-tashi guddoomiyeyaasha Golaha Wakiilada dowlad goboleedyadda,kaas oo looga...

Ugu Akhris Badan