Wararka

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo isku shaandheen ku Sameen doono howlwadeenada Wasaaradda 

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa maanta sheegay in isbeddel uu ku samayn doono qaab-dhismeedka maamul iyo...

Madaxweynaha Hirshabeelle oo kulan sannadeed kaga qeyb galey deegaanka ceelow

-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa maanta deegaanka Ceeloow ee degmada Warsheekh kaga qeyb galay kulan-sanadeed uu halkaasi ku...

Wasiirka Owqaafta iyo arrimaha diinta XFS oo kormeeray goobaha ay Xujeyda Soomaaliyeed ka deggen yihiin Mina

Wasiirka Owqaafta iyo arrimaha diinta XFS Mukhtaar Roobow Cali oo uu wehliyo Madaxa xafiiska Arrimaha xajka Wasaaradda Dr Khadar Daahir ayaa caawa kormeerayay Teendhooyinka...

Hay’adda Boqor Salmaan oo maalintii labaad qeybinayso Hilibka udxiyada 

Waxaa maalintii labaad la qaybinayaa Hilibka udixiyada ee loogu talagalay dadka Soomaaliyeed, iyadoo ay gacan ka geysanayso Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka Bani’aadantinimo, iyadoo...

Danjire Jabriil oo kulan is xogwareysi la qaatay qaar ka mid ah Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Kenya

Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya Danjire Jabriil Ibraahim Cabdille oo uu wehliyo Xildhibaanka laga soo doorto Kaamakuuji ee deegaanka dadka Soomaalida degan yihiin Mudane...

Ugu Akhris Badan