Wararka

Qoysas dan yar oo la gaarsiiyay deeq raashiin ah

Qoysas gaaraya 1000-Qoys ayaa ka faa-iideystey deeq Raashiin ah oo Dawladda Cumaan ay gaarsiisey Degmada Ceelberde ee Gobolka Bakool. Deeqdan raashiinka ah oo qeyb ka...

Dagaal khasaare xoog leh uu ka dhashay oo Maleeshiyaad Khawaarijta ku dhexmaray gobollada Jubbooyinka

Dagaal u dhaxeeyo Khawaarijta ka wada tirsan maleeshiyaadka Al-shabaab ayaa saddexdii cisho ee ugu dambeeyay waxa uu ka socday dhulka howdka ah ee gobollada...

Wasiirka Wasaaradda Amniga XFS oo tababar u soo xiray qaar ka tirsan Ciidanka ilaalada gaarka ah ee Madaxtooyada

Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha XFS Mudane Maxamed Axmed Sheekh Cali (Doodishe) ayaa Magaaladda Belgrade ee dalka Serbia tababar ugu soo xiray qaar ka tirsan...

Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Gurmadka Abaaraha oo qeyb galay dood la xariirta sidii xal loogu heli lahaa Sugnaanta Cuntada

Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Gurmadka Abaaraha Md. Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa ka qeyb galay dood la xariirta sidii xal...

Xildhibaanno kormeeray xaafadaha degmada Galcad ee G/Galgaduud. {SAWIRRO}

Xildhibaano ka tirsan Baarlamanka Federaalka  Soomaaliya oo ku sugan deegaannada khawaarijta laga xoreeyay ayaa kormeeray Magaalada Galcad ee gobalka Galgaduud. Xildhibaan Yaasiin Fareey iyo Xildhibaan...

Ugu Akhris Badan