Wararka

Saraakiil ka socotay Booiska Soomaaliya oo tababar lagu baranayay la dagaalanka Khawaarijta loogu soo xiray Masar

Magaalada Qaahira ee dalka Masar waxaa lagu soo gebagebeeyay tababar lagu baranayay la dagaalanka Khawaarijta oo loo qabtay Saraakiil ka socotay Booliiska 36 dal...

Wasiirka arrimaha Dibadda oo ku soo dhaweeyay Muqdisho dhiggiisa dalka Masar 

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo iskaashisha Caalamiga ah ee Xukuumaadda Federaalka Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi, ayaa maanta Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cadde kusoo dhaweeyay Wasiirka...

Wasiir Maareeye “Dadka Beeralayda ah waan inaan ka caawino,tacbashada Beeraha” 

Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye, oo kulan wadahadal ah la qaatay Madaxda Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed,...

Madaxweynaha JFS oo abaalmarinno siiyay Askartii ka shaqeynaysay Imtixaanka shahaadiga ahaa

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo hambalyo iyo bagoodin u jeediyay,Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,Sida ay iskugu howshay hormarinta waxbarshad. " Sida...

Dagaaladii ka dhacay Dagmada Luuq oo laga soo saaray Qodobo xal loogu helaayo colaada

Mas'uuliyiin ka tirsan Dowladda Faderaalka iyo maamulka Jubbalanad oo maalmahaan ku sugnaa Degmada Luuq, ayaa soo saaray war-saxaafadeed ku saabsanaa xal u helidda colaadihii...

Ugu Akhris Badan