Wararka

Ergayga Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha Somaliland oo la kulmay xubno ka socday Wasaaradda Arrimaha Dibadda Norway

Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Wadahadallada DFS iyo SOMALILAND Mudane Abdikarim Hussein Guled ayaa maanta kullan muhiim ah kula la...

Ra’iisul Wasaare Xamsa iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo oo u Ambabaxay Dalka Qatar

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo wafdi ballaaran oo hoggaaminayo ayaa booqasho rasmi ah maanta ugu ambabaxay magaalada Dooxa ee dalka Qatar. Ra’iisul Wasaare...

Tiyaatarka Qaranka oo si rasmi ah uga furmay barnaamijka tartanka Hirgeli Hibadaada

Xarunta Wakaaladda Murtida iyo wacyigalinta Qaranka ee Tiyaatarka Qaranka waxaa maanta si rasmi ah uga furmay barnaamijka tartanka Hirgeli Hibadaada oo ka qeyb galayaan...

 Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar kulan kula qaatay Madaxda Xafiisyada Arrimaha Bulshada, Dib-u-dhiska iyo Xuquuqul Insaanka

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar kulan kula qaatay Madaxda Xafiisyada Arrimaha...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo booqday Ciidanka Xoogga ee ku sugan furimaha hore ee Dagaalka Bariga gobolka Galgaduud

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiqaadir Maxamed Nuur oo ku sugan aagaga furimaha hore  ee dagaalka ayaa halkaas kula hadlay cutubyo ka tirsan...

Ugu Akhris Badan