Wararka

Wasiirka Caddaallada iyo Dastuurka XFS oo Shir uga qayb gelaya Maraykanka

Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuummada Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Macallin Maxamuud oo ka qeyb galaya shir heerkiisu sarreeyo oo looga hadlayo dhameystirka Dastuurka,...

Dhallinyarada ha lagu abaalmariyo waxqabadooda’ (WARBIXIN)

wax walba waa maalinteeda Taariikhda Soomaaliya waa tii uu ku dhaco isbedalka la yaabka leh ee Ra’iisul wasaare Xamse Cabdi Barre ka sameynayo gayiga...

Maamulka Puntland oo xukun dil ah ku fuliyey 10 Khawaarij ah

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Maamulka Puntland ayaa Magaalada Gaalkacayo aroornimadii hore ee saaka dil toogasho ah ku fulisay 10 dhagar qabe oo ka...

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

1. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo magaalada Kigali kaga qeybgaley caleema saarka Madaxweynaha Rwanda Paul Kagame oo dhowaan dib loo doortey. 2. Madaxweyne Xasan Sheekh...

Xildhibaanno ka dalbaday Qurba joogta inay ka qeybqataan dhismaha Isbitaalka Gado

Mas’uuliyiin ka soo jeeda Gobolka Gedo,ayaa codsaday in Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Federaalka Soomaaliya,Dowlad goboleedka Jubbaland iyo qurbo joogta Soomaaliyeed ee ku dhaqan dibadda ay...

Ugu Akhris Badan