Wararka

Xisbullah oo Israel la beegsatay tiro aad u badan oo gantaallo ah

Khasaarooyin isugu jira dhimasho , dhaawac iyo burbur ayaa la sheegayaa in ay soo gaareen caasimadda Tel Aviv iyo deegaanno kale, kadib markii Xisbullah...

Dowaladda Soomaaliya oo dalka dib ugu soo celineyso muwaadiniin laga soo badbaadiyay biyaha Jasiiradda Madagascar

-Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay socdaan dadaalo dalka dib loogu soo celinayo muwaadiniin Soomaaliyeed oo laga soo badbaadiyay biyaha dalka Jasiiradda Madagascar. Wasiirka Warfaafinta,...

Xoogga Dalka oo shacabka ku garab siinaya siidii looga hortagi la haa fatahaadaha wabiga Shabeelle

Ururka 294 aad guutada 29 aad daljir qeybta 27 aad ee ciidanka xoogga dalka ee ku sugan magalada Beladweyn ayaa iyagoo kashanaya maamulka gobalka...

Wasiir Fiqi oo dib u furay Xarunta Kaydka Wasaaradda Arrimaha Dibadda

Wasiirka Arrimaha Dibadda, Danjire Axmed Macallim Fiqi, ayaa shalay si rasmi ah dib ugu furay Xarunta Kaydka Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo xirneed in ka...

In kabadan 28 Soomaali ah oo ku geeriyooday xeebaha Madakaskar

-Safiirka Midowga Afrika u fadhiya Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullahi Warfaa oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa faah-faahin ka bixiyay doonyo siday in kabadan...

Ugu Akhris Badan