Wararka

Xoghaya joogtada wasaaradda Arrimaha Dibadda oo kulan la qaatay Madaxa Hay’adda IOM ee Soomaaliya

-Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga Mudane Xamza Aadan Xaadoow, ayaa kulan Muhiim ah la qaadatay Madaxa Hay’adda IOM ee...

Guddoomiyaha Hay’adda SODMA iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Magaalada Dhuusamareeb

-Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb. Wafdiga oo ay qeyb ka yihiin qaar kamid ah...

Xildhibaan Xasan Cabdi Ismaaciil oo 2 bilood laga joojiyay fadhiyadda Golaha Shacabka BJFS

Warqad kasoo baxday xafiiska Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa lagu sheegay in laba...

Inta badan Ciidanka Jubbaland oo ku biiray howlgallada dowladda ee ka socda Jubbooyinka

Boqolaal ka tirsan Ciidanka Jubbaland ayaa maanta ku biiray Ciidanka Xoogga Dalka ee ku sugan degmada Beledxaawo ee gobolka Gado. Taliyaha Guutada 10-aad Qeybta 43-aad...

Ugu Akhris Badan