Wararka

Maxkamadda ICJ oo maanta go’aamineysa in Israel ay joojiso howlgallada milateri ee Gaza.

Masxkamadda caalamiga ah ee cadaaladda (ICJ) ee hoostagta Qaramada Midoobay ayaa la filayaa inay soo saarto tillaabooyin deg deg ah oo Israa’iil ku amraya...

Ra’iisul Wasaaraha XFS ayaa kulan la qaatay madaxda Hay’addaha Amniga Qaranka.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta guddoomiyay kulan muhiim ah oo uu isugu yeeray madaxda hey’adaha mniga iyo...

Madaxweynaha JFS ayaa ayaa kulan la qaatay Amirka dalka Qatar.

Dooxa, 23 January 2024: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan miro-dhal ah la qaatay Amiirka dalka Qatar Amiir Tamiim Bin...

Madaxweynaha JFS Dr Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray dalka Qatar halkaas oo uu kula kulmi doono madaxda dalkaas.

Madaxweynaha JFS Dr Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray dalka Qatar halkaas oo uu kula kulmi doono madaxda dalkaas. Safarka madaxweynaha ee dalka Qatar ayaa qeyb...

Howlgal lagu dilay Horjoogeyaal Khawaarij ah oo ka dhacay Jubbada hoose

Hawlgalka qorsheysan oo ay iskakaashadeen Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya iyo saaxiibada Mareekanka oo ka dhacay gobolka Jubbada hoose ayaa lagu dilay xubno ka tirsan...

Ugu Akhris Badan