Wararka

Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya oo booqday Safaaradda Soomaaliya ee Tanzania 

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, oo ay wehliyaan Safiirka Safaaradda Soomaaliya ee Tanzania, Danjire Ilyaas Cali Xasan,...

Soomaaliya iyo Tanzania oo seddex heshiis ku kala saxiixday Daarasalaam

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Ahmed Moallim Fiqi, ayaa maanta magaalada Daarusalaam ee dalka Tanzania kula saxiixday seddex heshiis Wasiirka Warfaafinta,...

Madaxweynaha JFS oo kulan doceedyo la qaatay Madaxda Shirka Tamarta Afrika

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Kulan-doceedyo miro-dhal ah la yeeshay madax kala duwan oo ka qeybgalay Shirweynaha Tamarta Afrika ee...

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed oo Qaabilay Saraakiil ka tirsan Ciidamada Talyaaniga 

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi, ayaa maanta qaabbilay wafdi sare oo ka socda Ciidanka Carabinieri ee dowladda Talyaaniga, oo uu...

Ugu Akhris Badan