Wararka

Hay’adda qaxootiga iyo Wasaaradda Kaluumaysiga XFS oo iska kaashanaya Horumarinta Xirfadaha Bulshooyinka Barakacay ee Kaluumaysatada ah.

  Hay'adda qaxootiga iyo Barakacyaasha qaranka oo kaashanaysa Wasaaradda Kaluumaysiga iyo Dhaqaalaha Buluuga ah XFS ayaa daahfurtay Barnaamij lagu Xoojinaayo xirfadda Bulshooyinka Barakacay gaar ahaan...

Xildhibaannada labada Aqal ee Baarlamaanka 11-aad oo maanta bilaabay ka doodista cutubta 2-aad ee dastuurka KMG ah

Guddoomiyaha Golaha shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe oo wehliyo guddoomiye ku xigeenka Aqalka sare Mudane Cali Shacbaan...

Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubaland ayaa daahfuray shirweynaha sanadlaha ah ee guddiga sare ee Machadka tababarka Garsoorka dalka.

Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta Aqalka martida ee magaalada Kismaayo ka daahfuray shirweynaha sanadlaha ah ee guddiga sare ee Machadka...

Soomaaliya oo ay ku soo qul-qulayaan dalxiisayaal AjaanIib ah

Iyadoo uu soo hagaagayo amniga guud ee dalka, waxaa dalkeenna waxaa soo gaaray dalxiisayaal ajaaniib ah, madax ka socota dalalku aynu saaxiibada nahay, howlwadeeno...

Ra”iisul wasaare XFS oo shirguddoomiyey shir looga hadlayo dhibaatooyinka isbeddelka Cimilada

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa guddoomiyey shir muhiim ah oo looga hadlayey qorshaha Qaran ee hortagga dhibaatooyinka ay...

Ugu Akhris Badan