Wararka

Howlgal qorsheysan oo laga fuliyay gobolka Bari ee Soomaaliya

-Ciidanka Qaranka oo garab ka helaya saaxiibada caalamiga ah gaar ahaan Mareykanka ayaa howlgal lagu dhabar jabiyay kooxda argagaxisada ee Daacish ka fuliyay gobalka...

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo kulan la qaatay Guddoomiyaha Hay’adda SODMA

-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Md. Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa xalay xarunta Madaxtooyada KGS ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Md. Maxamuud Macallin...

Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo maanta booqday safaaradda Soomaaliya ee Kenya

Gudoomiyaha golaha shacabka Mudane Shiikh Aadan Maxamed Nuur"Aadan Madoobe" ayaa booqasho ku tegay xarunta Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya,waxaana kusoo dhaweeyay Danjiraha Safaaradda Soomaaliya...

Saraakiil ka tirsan (CXDS) ayaa tababar loogu soo xiray dalka turkiga.

Saraakiil ka tirsan ciidanka xoogga dalka soomaaliyeed ayaa tababar aqoon kororsi ah loogu soo xiray dalka turkiga. Saraakiishan ayaa muddo halkaasi ku qaadanayay koorsooyin la...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo dalka Baxreyn kula kulmay dhigiisa dalkaas

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Daa'uud Aweys Jaamac ayaa magaalada Manama ee caasimadda Boqortooyada Baxreyn kula kulmay Wasiirka Warfaafinta...

Ugu Akhris Badan