Wararka

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo magacaabay mareeye ku-xigeenka Dekadda Xamar

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa u magacaabay Mudane Ismaaciil Siciid Aw-muuse mareeye ku-xigeenka Dekadda Xamar, kadib soo-jeedintii Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo...

Cali Guudlaawe” Olole weyn ayaa u galeynaa in ay Jowhar noqoto caasimad wax walba u dhan yihiin

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa kulan la qaatay Maamulka Gobalka Shabeellada Dhexe iyo kan degmada Jowhar. Kulanka ayaa diirada lagu...

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐬𝐡𝐞𝐞𝐠𝐚𝐲 𝐢𝐧 𝐥𝐚 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲 𝐰𝐚𝐪𝐭𝐢𝐠𝐢𝐢 𝐝𝐚𝐥𝐤𝐞𝐞𝐧𝐧𝐚 𝐥𝐚-𝐦𝐚𝐚𝐥𝐠𝐚𝐬𝐡𝐚𝐧 𝐥𝐚𝐡𝐚𝐚

Muqdisho.(SONNA):- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa tilmaamay in hirgelinta Hoteelka iyo Moolka casriga ah ee uu maanta dhagax-dhigay...

Guddoomiyaha Hay’adda Qaxootiga & Barakacaayasha Qaran iyo Madaxa IOM ee Soomaaliya oo kulmay

Guddoomiyaha Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka mudane Axmed Xuseen Cilmi oo uu wehliyo Guddoomiye kuxigeenka hay’adda Mudane Maxamed Cabdullahi Salaad ayaa maanta xafiiska NCRI...

Hamas oo sii deysay maxaabiis iyo Israel oo laga sugayo 183 ruux

Maamulka Xamaas ayaa ilaa hadda sii daayey laba ka mid ah saddex maxbuus oo Israa’iili ah,kuwaas oo ku wareejiyay hey’adda Laanqeyrta Cas ee Caalamiga...

Ugu Akhris Badan