Wararka

Howlgal ka dhacay Puntland oo lagu soo qabtay Xubno lagu tuhmayo inay ka tirsan yihiin Khawaarijta

:-Ciidanka Amniga Dowlad Goboleedka Puntland ee PSF oo magaalada Boosaaso ka fuliyay hawlgal lagu xoojinayo amniga magaalada ayaa soo qabtay xubno lagu tuhmayo inay...

Dood ka dhalatay joogitaanka Ciidamada ATMIS ee Soomaaliya (WARBIXIN)

Waxaan la soconay in Madaxweynaha Kenya, William Ruto, uu sheegay in Kooxda Al-shabaab ay qabsan doonto guud ahaan dalka Soomaaliya haddii ay baxaan Ciidanka...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo kulan la qaatay Safiirka Dowladda Qatar u jooga Soomaaliya

Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka, Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa xarunta dhexe ee SoDMA kulan kula qaatay Safiirka Dowladda Qatar u jooga Soomaaliya, Dr Cabdullahi...

Bangiga Dhexe ee Soomaaliya oo la guddoonsiiyay abaalmarin Caalami ah

Bangiga Dhexe ee Soomaaliya ayaa la guddoonsiiyay abaalmarinta (Excellence in Banking Award) oo ay bixiyeen Global Somali Awards, oo fadhigoodu yahay Columbus, Ohio, ee...

DFS oo wadda da’daallo dalka dib loogu soo celinayo dhallinyarada ku dhibaateysan Liibiyo

-Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa 11-ka bishan June 2024 dalka dib ugu soo celin-doonto 15 kamid dhalinyaro ku dhibaateysan dalka Liibiya, iyadoo loo diyaariyey tikidhadooda...

Ugu Akhris Badan