Wararka

Taliyaha ciidanka XDS oo wehliyo Taliyaha ciidamada Dowladda Talyaaniga ayaa ubax dhigay Taallada Daljirka ee Italy

Taliyaha ciidanka XDS Sarreeye Gaas Ibraahim Sheekh Muxyadiin oo wehliyo Taliyaha ciidamada Dowladda Talyaaniga ayaa ubax dhigay Taallada Daljirka ee Italy loona yaqaan Taallada...

Wasiirka warfaafinta XFS ayaa daahfuray shirweynaha Saameynta faafinta wararka been abuurka ah

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa maanta magaalada Muqdisho ka daahfuray shirweynaha saameynta faafinta wararka been abuurka ah iyo...

Wafdi uu hogaaminayo wasiirka hawlaha guud oo Kismaayo gaaray

Magaalada Kismaayo ayaa maanta lagu soo dhaweeyay wafdi uu hogaaminayo wasiirka wasaaradda hawlaha guud ee XFS mudane Cabdisalaan Cabdi Cali (Dhaay) oo Kismaayo u...

Agaasimaha guud ee wasaaradda gaadiidka oo la kulmay safiirka Talyaaniga

Agaasimaha guud ee wasaaradda gaadiidka iyo duulista hawada xukuumadda Federalka Soomaaliya mudane Bashiir Macallin Cali Xassan ayaa kulan la qaatay Safiirka dowladda Talyaaniga u...

Xarunta gurmadka ee hay’adda maareynta musiibooyinka oo la hirgaliyey

Guddoomiyaha hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka, Md. Maxamuud Macallin Cabdulle, oo uu wehliyo Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyed Generaal Sulub Axmed Firin, ayaa maanta si wadajir...

Ugu Akhris Badan