Wararka

Wasiir-dowlaha Gaashaandhigga oo marti-galiyay Kulan looga hadlaayo illaalinta Carruurta 

Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumaadda Federaalka Soomaaliya,ayaa marti-gelisay kulanka seddex biloodka ah ee looga hadlayay sidii loo ilaalin lahaa carruurta ay saameeyeen colaadaha. Wasiir-dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga XukuumaaddaFederaalkaSoomaaliya,...

Ciidanka Gorgor oo howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanno ka tirsan Xarardheere

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Gorgor, Qeybta 21-aad, iyo ciidamadda deegaanka, ayaa howlgallo qorsheysan ka fuliyay deegaano ka tirsan degmada Xarar-dheere ee...

Guddoomiyaha SoDMA oo ka qeyb-galay Shirka Madal-Goboleedka Carabta oo lagu qabtay Kuwait

Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiibooyinka ee Soomaaliya, Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa hoggaaminaya wafti ka socda dowladda Soomaaliya oo ka qeyb-galay Shirka 6-aad ee Madal-Goboleedka...

Duqa Caasimadda oo casho sharaf u sameeyay dhallinyarada sameynta ku leh Baraha Bulshada 

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir, ayaa caawa xarunta aqalka Dowladda Hoose ee Xamar casha sharaf ugu sameeyay hal...

Wasiirka Shaqada XFS oo sheegay in dowladdu ay ka go’an tahay horumarinta sharciyada shaqada

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Yuusuf Maxamed Aadan ayaa sheegay in dowladda ay ka go’an tahay horumarinta sharciyada shaqada iyo...

Ugu Akhris Badan