Wararka

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya 

1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Ankara kula kulmay Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Turkiga Hakan Fidan oo ay ka wadahadleen xoojinta xiriirka iyo...

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Jabuuti 

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa la kulmay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle iyaga oo kulankooda diiradda ku saaray...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo isku shaandheen ku Sameen doono howlwadeenada Wasaaradda 

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa maanta sheegay in isbeddel uu ku samayn doono qaab-dhismeedka maamul iyo...

Madaxweynaha Hirshabeelle oo kulan sannadeed kaga qeyb galey deegaanka ceelow

-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa maanta deegaanka Ceeloow ee degmada Warsheekh kaga qeyb galay kulan-sanadeed uu halkaasi ku...

Wasiirka Owqaafta iyo arrimaha diinta XFS oo kormeeray goobaha ay Xujeyda Soomaaliyeed ka deggen yihiin Mina

Wasiirka Owqaafta iyo arrimaha diinta XFS Mukhtaar Roobow Cali oo uu wehliyo Madaxa xafiiska Arrimaha xajka Wasaaradda Dr Khadar Daahir ayaa caawa kormeerayay Teendhooyinka...

Ugu Akhris Badan