Wararka

Hoggaamiyaha Xisbullah oo diiday in wax laga beddelo xeerarka la macaamilka Israa’iil

Hoggaamiyaha Ururka Xisbullah ee dalkasi Lubnaan Xasan Nasrullah, ayaa diiday in wax isbeddel ah lagu sameeyo Qawaniinta ay kuwa macaamilaan Ururkiisa iyo Israa’iil. Xasan Nasrullah,...

Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta XFS oo kulan la qaatay Culimada Wasaaradda

Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta XFS Mudane Sheekh Mukhtaar Roobow oo uu weheliyo agaasimaha guud ee Wasaaradda Maxamed Xaaji Ibraahim ayaa maanta kulan...

Wasaaradda Maaliyadda XFS oo Golaha Shacabka ee BJFS u gudbisay Xisaab -xirka Dowladda ee sanadk 2022-ka

Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta u gudbisay Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Xisaab -xirka Dowladda ee sanadka 2022 – ka. Wasiir Ku-xigeenka...

Guddoomiyaha g/banaadir ayaa maanta si rasmi ah Taliyaha qeybta 21-aad ee ciidanka xooga dalka ku wareejiyay Toban Halaad oo Geel ah oo loogu...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta si rasmi ah Taliyaha qeybta 21-aad ee ciidanka xooga dalka Soomaaliyeed...

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka XFS oo kulan la qaatay guddiga xasillinta degaannada laga xoreeyay khawaarijta

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa magaalada Dhuusamareeb kulan kula qaatay guddiga xasillinta Galmudug. Guddiga oo ah heer wasiirro...

Ugu Akhris Badan