Wararka

Sareeye Guuto Axmed Suleymaan Dafle oo ku Geeriyooday Belgium-ka

INAA LILAAHI WA INAA ILEEYHI RAAJICUUN Allaha u naxariistee Sareeye Guuto Axmed Suleymaan Cabdalla (Dafle) oo ahaa Wasiirkii hore ee Arrimaha Gudaha , iyo xubin...

Madaxwayne Xasan Sheekh oo gaaray dalka Turkiga

Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa gaaray magaalada Antalya ee dalka Turkiga si uu uga qaybgalo Meertada 4aad ee Madasha Diblomaasiyadda...

Guddoomiyaha BJFS oo guddoomiyay Shirka Guddiga joogtada ah

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa shir guddoomiyay kulanka Guddiga Joogtada oo oo ka dhacay...

Golaha Wasiirrada oo bogaadiyeen howlgallada dalka looga sifeynayo khawaarijta

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, ayaa lagu bogaadiyey howlgallada dalka looga sifeynayo kooxaha Khawaarijta ee ku dhuumaleysanaya...

Wasiir Biixi oo kulan la qaatay Madaxda Sare ee Sanduuqa horumarinta dhaqaalaha Carabta 

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige oo maalmahan safar shaqo ku joogay dalka Kuwait, ayaa waxa uu kulamo miro-dhal ah la...

Ugu Akhris Badan