Wararka

Agaasimaha Waaxda Yurub iyo Ameerika oo qaabbilay Safiirka  dalka Switzerland 

Agaasimaha Waaxda Yurub iyo Ameerika ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Yoonis Xaashi, ayaa shalay xarunta Wasaaradda kulan muhiim ah kula...

Masuuliyiin ka tirsan Safaarada Soomaliya ee hindiya oo ka qayb galay shir Caalaami ah

Sii hayaha Safaaradda Soomaaliya ee dalka Hindiya, ahna Safiir ku xigeenka Safaaradda, Mudane Cabdifitaax Cabdullahi Nuur ayaa magaalada New Delhi uga qeybgalay shirka 29-aad...

Shir looga hadlayo dhamaystirka Dastuurka oo ka furmay Muqdisho

Hay’adaha u xilsaaran dib u eegista Dastuurka aya shalay muqdisho ku qabtay Shirka Wajiga 2aad latashiga bulshada ee soo jeedinta wax-ka badelka Cutubyada 5aad...

Wasiirro ka tirsan Xukuumadda oo ka qeybgalay furitaanka Shirka #COP16 oo ka furmay Riyadh.

Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada JFS, Amb. Khadija Mohamed Almakhzoumi iyo Wasiirka Xanaannada Xoolaha XFS Xasan Xuseen Maxamedbayaa ka qeyb galay furitaanka rasmiga...

Xubnaha Guddiga Madaxa bannaan ee Doorashooyinka Qaran oo doortay guddoon cusub

-Guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka qaranka iyo soohdimaha ayaa maanta dooratay Guddoomiye iyo kuxigeenkiisa. Guddoomiyaha Guddiga madaxa bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa loo...

Ugu Akhris Badan