Wararka

R/Wasaare Ku xigeenka XFS oo xilka kala wareegay R/Wasaare ku-xigeenkii Hore.

Muqdisho, April 08, 2017-----Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Faderaalka ah ee Soomaaliya Mudane Abuukaate Mahdi Maxamed Guuleed ayaa maanta xilkii kala wareegay Ra’iisul...

Lataliyaha amniga Qaranka madaxweynaha oo fasiray hadalkii uu ku iclaamiyey xaalad dagaal

Lataliyaha  Amniga Qaranka madaxweynaha Soomaaliya, ayaa fasiraad ka bixiyey Iclaamintii madaxweynuhu ku sheegay in dalka uu ku jiro xaalad dagaal. Xuseen Macallin oo ah taliyaha...

Taliyaha cusub ee NISA oo xilka la wareegay

Munaasabadaan uu xilka kula wareegayey Taliyaha Cusub ee Ha'yadda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed C/llaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe ayaa waxaa ka qeyb galey...

Madaxweynaha Kongo oo magacaabay Ra’iisul Wasaare

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Dimoqaraadiga ee Kongo, Joseph Kabila, ayaa u magacaabay Bruno Tshibala inuu noqdo ra’iisul wasaaraha cusub ee dawladda awood wadaagga ah. Mr Tshibala ayaa...

Taliyaha cusub ee NISA oo xilka la wareegay

Munaasabadaan uu xilka kula wareegayey Taliyaha Cusub ee Ha’yadda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed C/llaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe ayaa waxaa ka qeyb galey...

Ugu Akhris Badan