Wararka

Degmada Shibis oo u gudubtay wareegga labaad ee tartan cilmiyeedka warbaahinta Qaranka

Habeenka Kow Tobnaad tartan cilmiyeedka warbaahinta Qaranka ee uu maamulka gobolka Benaadir taabagelinayo waxaa ku tartamay degmooyinka Shibis iyo Deyniile oo ka wada tirsan...

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug oo si diiran loogu soo dhaweeyay

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Mudane Axmed Ducaale Geelle Xaaf iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka...

Shirweyne looga hadlayay Siyaasadda Dhalliyarada Qaranka oo lagu qabtay Muqdisho

Shirweynahan ansixinta siyaasadda  Qaran ee Dhallinyarada ayaa waxaa ka soo qayb galay Ra’iisul wasaare ku Xigeenka xukuumadda Soomaaliya , wasiirka Wasaarada Dhallinyarada, Wasiir ku...

Wasiirka Warfaafinta oo booqday xarumaha UBC iyo UCC ee Kampala

Kampala, 7 June 2017 – Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) oo booqasho ku jooga magaalada Kampala ee dalka Uganda ayaa...

Dowladda Soomaaliya oo caddeysay mowqifkeeda ku aaddan khilaafka dalalka khaliijka ka taagan

Tr. June 07, 2017 Muqdisho – Soomaaliya War Saxaafadeed (Faafin Degdeg ah) Dowladda Federaalka ee Soomaaliya waxa ay ka xun tahay, kana walaacsan tahay khilaafka Diblomaasiyadeed ee...

Ugu Akhris Badan