Wararka

Ra’iisul wasaaraha JFS oo sheegay in Dowladda ay ku shaqeyneyso Aragtida shacabka

Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya oo ay wehliyaan Wasiirka Amniga  Gudaha iyo Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa  Muqdisho ayaa boqolaal shacabka xeebta Liido kula...

Eng. Yarisow “Al-Shabaab nagama hor-istaagi karaan gurmadka abaaraha ee dalka ka socda”

Wasiirka Warfaafinta & Hannuuninta Dadweynaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa si kulul u cambaareeyey falkii maanta ay kooxaha...

Tababbar ku saabsan tayaynta shaqaalaha dowladda oo la soo gabo gabeeyay

Tababbarkaan Tayeynta shaqaalaha Dawladda ayaa waxaa ka qaybgelay inka badan 100 Shaqaale oo ka kala socday qaar ka mid ah Hay’adaha Dawladda, kaasi oo...

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Soomaaliya oo daah furay xafiis cusub oo lagu maareynayo arrimaha gargaarka

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed oo ay wehliso Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Xukuumadda Soomaaliya Drs Maryan Qaasim Axmed...

Xildhibaannada oo isku raacay hanaanka lagu soo dooranayo kuraasta ka maqan Baarlamaanka

Guddoomiyaha golaha shacabka Soomaaliya mudane Maxamed Sheekh Cismaan oo shir guddoominayay kulanka Xildhibaananda ay ku yeesheen xarunta Golaha Shacabka ayaa ugu horeyn Mudanayaasha u...

Ugu Akhris Badan